Tirada Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo u gudbay dhinaca Itoobiya oo la shaaciyay

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ka gudbeen xadka Soomaaliya, gaar ahaan xadka ay wadaagaan gobolka Hiiraan iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa xaqiijiyay in dagaalyahano badan oo katirsan Al Shabaab u gudbeen dhinaca dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, … Continue reading Tirada Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo u gudbay dhinaca Itoobiya oo la shaaciyay